Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

21 Feb 2018

MOGADISHU, Somalia (AP) — The United States military says it has carried out a drone strike against al-Shabab extremists in Somalia, killing three “terrorists.”

The U.S. Africa Command statement says the airstrike occurred Monday near Jilib town in Middle Juba region. “We assess no civilians were killed in this strike.”

21 Feb 2018

Ra’iisul Wasaare  Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qayb galay munaasabada maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo sanad walba 21-ka Febraayo la qabto. Waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga ee “AGA” iyo Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta oo kaashanaya Abwaannada Xamar.

21 Feb 2018

Qardho (Puntlandi) Bulshada ku dhaqan magaalada Qardho ee xarunta gobolka karkaar oo maanta kulan ku yeeshay magaalada qardho ayaa ka hadlay qiimaha laga qaado Xujayda Soomaaliyeed oo  ah mid aad usareeya.

Bulshada ayaa sheegtay in shirkado gaar ah ay u af duubanyihiin arimaha xujayda ayna dadka ka qaadaan lacag cadadkeeda lagu sheegay 4 kun  oo doolar,taas oo ah mid ku adag xujayda soomaaliyeed in ay bixiyaan.

Pages

Subscribe to Puntland News Network RSS