Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

20 May 2015

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay saraakiil ciidan oo katirsan ciidanka Puntland, kuwaasi oo dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Ethiopia ku soo qaatay tababar.

Saraakiil Ciidan Vs Gaas

20 May 2015

(Pi Garowe) Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta aqalka Madaxtooyada dawladda Puntland ee Garoowe kullan kula qaatay saraakiil ciidan oo katirsan ciidanka Puntland, kuwaasi oo dalka dibadiisa gaar ahaan Dalka Ethiopia ku soo qaatay tababar.

Saraakiishaan ciidan oo soo dhamaystay tababarka ay qaadanayen ayaa dalkooda ugu soo laabtay sidii ay dadkooda iyo dalkooda ugu faa’iideyn lahaayen cilmiga ay soo barteen.

20 May 2015

Boqor Burhaan Boqor Muuse oo mudooyinkii ugu dambeeyay socdaal ku joogo dalkan South-Afrika ayaa maantay (20-May-2015) waxa uu Magaaladda Cape-Town kula kulmay Boqor King Mpendulo Sigcau Ah! Zwelonke oo  Boqortooyadda Dalka South-Afrika.

King Mpendulo Sigcau: Ah! Zwelonke ayaa ah Boqorka 12 aad ee qoyska Gcaleka kana mid ah Xhosa nation ee dalkan South-Afrika, iyadda oo sidoo kalena ay  goobjoog ka ahaayeen qaar ka mid ah Eheladda laba dhinac ee Qoysaska Boqortooyadda Soomaaliyeed iyo kuwa South-Afrika.

20 May 2015

(Pi Garowe) Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowladda Puntland ayaa maanta kulan dar daaran u qabatay 250 qof oo isugu jiray macalimiin iyo komeerayaal ka socday qeybaha waxbarashada.

Dadkaan oo looga kala yeeray dhammaan gobolada Puntland  ayaa qaadidoona maalinta berito ah imtixaanka guud ee shahaadiga ee sabtida soo socota ka bilaabmidoona deegaanada Puntland.

Pages

Subscribe to Puntland News Network RSS