Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

21 Apr 2015

Ugu horrayn waxa ka hadaly madasha guddoomiyaha Mu’asasada Al-Minhaaj Sh.Maxamad Cabdulaahi, wuxuuna xusay nadwada xilligii lasoo bilaabay iyo sida magacanadwada  sannadkan loogu doortay, inta kadib guddoomiyuhu wuxuu sheegay in guud ahaan casharrada nadwadan ka baxay ay ahaayeen 41 cashar oo goobo kala duwan laga jeedshay, sidoo kale wuxuu u mahad celiayay golayaashii kala duwanaa ee ka shaqaynayay qabanqaabada nadwada iyo guddigii ammaanka ilaalinayay.

20 Apr 2015

Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweysay, aadna ugu faraxday Weerarkii Argagixisadu ay maanta ka geysteen Magaalada Garowe, Caasimada Puntland.

Idaacadaha iyo Websiteyada Muqdisho ayaa aad u buun-buninaayey mashaqadaas maanta dhacdey, iyagoo wax dareen ah iyo tacsi aan midna u muujin Dadkii ku dhintey iyo kuwii khasaaruhu ka soo gaarey weerarkaas.

Saxaafadahaas ayaa qaarkood waxay u dhaqmayeen sidii ay yihiin Afhayeenada Argagixisada, iyadoo hadalkooda laga dhadhan sanayay iney raali ka yihiin,Lana shaqaystaan Argagixisada.

Pages

Subscribe to Puntland News Network RSS