Ila Qosol: Madaxweynaha Dhaarintiisa

6 Dec 2017

Waa “dhunkashada dhimashada” in Qudus ay noqoto caasimadda Israa’iil

Submitted by Anonymous

Madaxweyne Trump ayaa isagoo ka hadlayey Aqalka Cad wuxuu si rasmi ah u aqoonsaday in magaalada muranku ka taagan yahay ee Quddus ay tahay caasimadda Israa'iil, go'aankaas oo ah mid meesha ka saaraya siyaasaddii uu Maraykanku ku socday tobanaan sano.

author: 
Mudug.net